Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Odawaa Yusuf Raage oo kormeeray Degaan Dhawaan Alshabaab lagu laayay(Sawiro)

Odawaa Yusuf Raage oo kormeeray Degaan Dhawaan Alshabaab lagu laayay(Sawiro)

0

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa kormeeray fariimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka xawaadley.

Geranaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer shaqo ku Tegay deegaanoa xawaadlay ee gobolka shabeelaya dhexe oo dhawaan laga xureeyey maleyshiyaadka al.shababab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ciinka xoogga dalka soomaliyeed ee ku sugan deeganka xawaadleey ku booriyey difaaca shacabka soomaliyeed isla markaan saraakiisha iyo askarta kula dar-daarmay joogtayda howlgala ka dhanka kooxda al shabab.

deegaanka xawaadleey ayaa waxaa ku taalo buundo taas oo al.shabab iskaga kala gudbi jireen gobolada dhexe iyo gobolada koofureed.

Ad
Previous articleCiidanka Dowlada oo Alshabaab kala wareegay Degaana Muhiim ahaa Shabeelada Dhexe
Next articleWar Deg Deg Ah:- Raisul Wasaaraha UK Liz Truss oo iska Casishay Xilkeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here