Home Wararka Maanta Ciidanka Dowlada oo Alshabaab kala wareegay Degaana Muhiim ahaa Shabeelada Dhexe

Ciidanka Dowlada oo Alshabaab kala wareegay Degaana Muhiim ahaa Shabeelada Dhexe

0

Sida ay ii xaqiijiyeen sarakiil ciidan waxaa Ciidamadda dowladda ay si buuxda ula wareegeen inta u dhaxeeya bur dacaar iyo Masaajid cali gaduud halkaasi oo kooxda Alshabaab dadka mudo haysteen Halkaas.

Ciidanka maanta gaaray deegaannadaasi ayaa sheegay in wali ay wadaan howlgalka lagu baacsanaayo firxadka kooxda gumaadka ummada xalaashatay.

Gen Tareedisho iyo Gen ibraahim Muuse oo hor kacaaya ciidankan ayaa sheegay howl galkaani qeeyb ka yahay dib u xoreeynta dalka goobaha kooxdu ka joogto.

Ad
Previous articleSweden oo Macalimiin Ciidan u dirtay Askarta Ukraine
Next articleOdawaa Yusuf Raage oo kormeeray Degaan Dhawaan Alshabaab lagu laayay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here