Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaareysa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa Muqdisho ku gubay.
Maxkamadda ayaa 3 fadhi oo hore la horkeenay eedeysanaha fadhiyadaas oo ku dhageysatay kiiska eedeysanaha.
Sayid-Cali ayaa rafcaan kasoo qaatay xukun dil toogasho ah oo ay ku ridday maxkamadda G/Banaadir,Walina ma cadda nooca xukun ee maxkamadda Rafcaanku ay maanta ku ridi doonto..
Ad