Home Wararka Somaliya Galmudug Wararkii Ugu Danbeeyey Qodobadii looga Hadlay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran Ee shalay...

Wararkii Ugu Danbeeyey Qodobadii looga Hadlay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran Ee shalay Furmay

0

Shirkii maanta ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada, iyo Gobolka Banaadir ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira amniga iyo dhameystirka la dagaalanka argagaxisada.

Gelinka dambe ee maalinta berri ayaa loo balansan yahay in la guda-galo qodobada la xiriira arrimaha doorashooyinka oo si weyn isha loogu haayo natiijadiisa.

Arrimaha doorashooyinka ayaa noqon doono qodobka ugu culus ee is-mari waaga ka imaan doono, maadaama la ogsoon yahay in madaxda maamulada ay quud-dareenayaan muddo-kororsi ama inay doorashada si iskood ah u maamushaan.

Ad
Previous articleSayid Cali oo Beri Xukunkiisa Lagu Dhawaaqi Doono
Next articleMuxuu noqon Doonaaa Xukunka Sayid Cali oo Gubay Xaaskiisii Luul Cabdicasiis?