Home Wararka Maanta Muxuu noqon Doonaaa Xukunka Sayid Cali oo Gubay Xaaskiisii Luul Cabdicasiis?

Muxuu noqon Doonaaa Xukunka Sayid Cali oo Gubay Xaaskiisii Luul Cabdicasiis?

0

Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaareysa kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa Muqdisho ku gubay.

Maxkamadda ayaa 3 fadhi oo hore la horkeenay eedeysanaha fadhiyadaas oo ku dhageysatay kiiska eedeysanaha.

Sayid-Cali ayaa rafcaan kasoo qaatay xukun dil toogasho ah oo ay ku ridday maxkamadda G/Banaadir,Walina ma cadda nooca xukun ee maxkamadda Rafcaanku ay maanta ku ridi doonto..

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Qodobadii looga Hadlay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran Ee shalay Furmay
Next articleDilalkii Madax Jabiska ahaa oo Muqdisho Kusoo Laabtay iyo Dhowr Qof oo la dilay 48saac ee lasoo Dhaafay