Home Wararka Somaliya Galmudug Musharixiin u Tartamaysa Golaha Shacabka oo Beri lagu Doorandoono Galmudug oo Shahaadada...

Musharixiin u Tartamaysa Golaha Shacabka oo Beri lagu Doorandoono Galmudug oo Shahaadada tartanka Qaatay(Sawiro)

0

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta shahaada musharaxnimo gudoonsiiyey musharixiinta u tartamaya kuraasta nambaradoodu kala yihiin HOP#139, HOP#049, HOP#051 iyo HOP#061, kuraastaan oo doorashadooda la qabanayo maalinta berri.

Afartaan Kursi ayaa Lafilayaa inay Beri Kusoo Kala Baxaan musharixiinta Kala ah.

 

1-HOP#139 Abdisamad macalin Maxamuud Hassan ✅
2-HOP#049 Mustafa Duhulow ✅
3-HOP#051 Hussein Nor ✅
4-HOP#061 Dayah Omar ✅

Waxaana Musharixiintaan ka Mid ah Wiil u dhalay Gudoomiyaha Ahlusuna Waljaamaca Macalin Maxamuud oo si wayn uga Soo Horjeeda QoorQoor dhawaana Guriceel Kula Dagaalamay.

Ad
Previous articleGalmudug oo Hakisay Kursiga HOP071 kadib muran xoogan oo ka Taagnaa
Next articleFiilo Koranto Sababtay Dhimashada Dad Farabadan(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here