Home Wararka Somaliya Musharax ka Socday Dhanka Raysulwasaare Rooble oo Ku Guulaystay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka...

Musharax ka Socday Dhanka Raysulwasaare Rooble oo Ku Guulaystay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal

0

Muuse Geelle Yusuf ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT, isagoo helay codod dhan 14 cod, halka C/raxiin C/casiis Aadam oo la tartamayay uu helay 11 cod.

Muuse Geelle ayaa si weyn looga ololeynayay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isagoo garab ka helayay qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

Sidoo kale C/raxiin ayaa isna taageero ka helayay Madaxtooyada iyo xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

Waana markii u horeysay ee Musharaxiinta ay ku kala aragti duwanaayeen doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT.

Ad
Previous articleHay’adaha UNOCHA iyo UNHCR oo Howlo Muhiim ah u tagay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)
Next articleGudiga Doorashada Galmudug oo shaacisay Doorashada 21 kursi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here