Home Wararka Somaliya Hay’adaha UNOCHA iyo UNHCR oo Howlo Muhiim ah u tagay Koonfurta Magaalada...

Hay’adaha UNOCHA iyo UNHCR oo Howlo Muhiim ah u tagay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo(Sawiro)

0

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada Degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi Oo Ay Weheliyaan Xubno Ka Socday Hay’adaha UN OCHA, UNHCR ayaa maantay kormeer ku tagay qaar ka mid ah Kaamamka Barakacayasha ee ku yaalo duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Xubnahaan ayaa kormeeray deegaanka Xaar Xaar iyo goobo cusub oo ay deegaansaden qoysaska ay saameeyen Abaaraha ka jira deegaanada Gobolka Mudug .

Horjoogayasha kaamaamka la kormeeray ayaa u sheegay Agaasimaha Arrimaha Bulshada Dowlada Hoose iyo xubnaha la socday in ay wajahayaan xaalado adag oo ay ku nool yihiin qoysaska Barakacayasha ah ee Degmada Gaalkacyo.

 

Ad
Previous articleGudiga Hirgalinta Doorashooyinka Soomaliland oo Shaaciyay Gudiga Soo Xulista Ergooyinka
Next articleMusharax ka Socday Dhanka Raysulwasaare Rooble oo Ku Guulaystay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here