Home Wararka Maanta Muqdisho waxaa ka Jirta Sicir barar Xoogan waxaana sare u kacay Qiimaha...

Muqdisho waxaa ka Jirta Sicir barar Xoogan waxaana sare u kacay Qiimaha Raashinka

0

Sicir Barar Xoogan ayaa ka jira Suuqyada Muqdisho waxaana sare u kacay Raashinka Qeybihiisa Kala duwan.

Goobaha ganacsiga ee Suuqyada Muqdisho ayaa waxaa ka jira Culeys xoogan waxaana dadku ay walaac xoogan ka qabaan Qiimaha Lagu kordhiyay Raashinka Qeybihiisa Kala duwan

Hadaba Halkaan ka akhriso isbadalka iyo Qiima Kororka ku yimid Raashinka.

Bur 50kg Q.hore $21 Q.hada $27.5
Sokor 50kg Q.hore $23.6 Q.hada $30
B.xamse 50kg Q.hore $39 Q.hada $41.5
Pasto fiino 10kg Q.hore $6.4 Q.hada $8
P.macaroni 10kg Q.hore $7 Q.hada $9
Saliid 5le 1caag Q.hore $5 Q.hada $9.5
Saliid 3le 1caag Q.hore $3 Q.hada $5.5
Saliid 20le 1caag Q.hore $ 18 Q.hada $35.

Hadaba hadii sidaan Wax ku sii socdaan Maxaa dhici kara ?.

Ad
Previous articlePuntland oo Mar kale xakun ku riday Dhalinyaro badan
Next articleXarunta Maxkamada iyo School oo Maanta Cadaado Laga dhagaxdhigay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here