Home Wararka Somaliya Midowga Musharixiinta Oo Baaq U Diray Madaxda Ku Shiraya Dhuusamareeb

Midowga Musharixiinta Oo Baaq U Diray Madaxda Ku Shiraya Dhuusamareeb

0

Golaha Midowga musharaxiinta ayaa baaq u diray Madaxda ku shiraya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Galaha Midowga musharixiintu waxaa ay intaa ku dareen in loo baahan yahay in shirku noqdo mid loo dhan yahay si loo meel mariyo waxyaabaha kasoo baxa shirkaasi, waxaana ay ka digeen Goluhu wax waliba oo dib u dhigi kara Doorashada dalka ka dhici doonta.

Hoos ka aqriso  War-saxaafadeedka

Ad
Previous articleEx Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka digay muddo kororsi kana hadlay shirka Dhuusamareeb
Next articleChelsea oo Gudbisay 25-ka Xidig ee uga qeyb galaya koobka Champions League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here