Home Wararka Maanta Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha Magacaaban (Sawiro)

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha Magacaaban (Sawiro)

0

Raysal Wasaaraha magacaaban Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihi hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed.

kukanka waxaa Ku wahlinayay Xildhibaano ka Tirsan aqalka Hoose ee Soomaaliya, waxayna ka wada hadleen Ansixinta Ra’isul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu Soo dhisi doono

Ra’isul Wasaaraha Magacaaban ayaana wili helin Codka kalsoonida Golaha Shacabka waxaana la filayaa in Todobaadka Soo socda Golaha la horgeeyo.

Ad
Previous articleAkhriso Dhowr qodob oo Soomaaliya iyo imaaraadka Carabta ay ku Heshiiyeen
Next articleCabdiraxmaan Shirwac Aw-Saciid (Laahoor) oo puntland asagoo Maqan Dil Toogasha Ku Xukuntay oo soo Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here