Home Wararka Caalamka Akhriso Dhowr qodob oo Soomaaliya iyo imaaraadka Carabta ay ku Heshiiyeen

Akhriso Dhowr qodob oo Soomaaliya iyo imaaraadka Carabta ay ku Heshiiyeen

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ku sugan imaaraadka Carabta ayaa kala Heshiiyay imaaraadka inay dib u bilaabaan Shaqadii ay dalka ka qaban jireen

Hadaba Dhowr qodob ayay Soomaaliya iyo imaaraadka ka Heshiiyeen

Qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud & Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid.

1- 20 Malyan oo ay Dowladda imaaraadka ugu deeqday Dowladda Soomaaliya

2- in loo fududeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed Visaha Imaaraadka.

3- in dib ay u bilowdaan duulimaadyadii shirkadaha diyaaradaha ee Imaaraadka Carabta (Fly Dubia)

4- waxaa dib loo furi doonaa Isbitaalkii Shiikh sayid ee imaaraadka kaas oo la xiray 2018.

5- in wafdi heer sare ah oo ka socda imaaraadka ay soo booqdaan Soomaaliya.

 

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Kulan la qaatay dhigiisa imaaraadka Carabta (Sawiro)
Next articleMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha Magacaaban (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here