Home Wararka Maanta Masuulkii Alshabaab u Qaabilsanaa Minooyinka Magaalada Marka Oo ĺasoo Qabtay(Sawiro)

Masuulkii Alshabaab u Qaabilsanaa Minooyinka Magaalada Marka Oo ĺasoo Qabtay(Sawiro)

0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa caawa howgal ay ka sameyen magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose waxay ku soo qabteen sarkaal ka tirsan Al-shabaab.

Hawlgankan oo ay fuliyeen ururka 14 aad, guutada 14 October ee fadhigoda yahay magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu soo qabtay Madaxa Miinooyinka Al-shabaab u qaabilsanaa Marka oo lagu magacaabo Aweys Mayoow Axmed, kaasoo magaciisa afgarashada uu ahaa Aweys Eelaay.

Sarkaalkan ayaa markii la soo qabanayey ku howlanaa sidii uu u aasi lahaa miino nooca dhulka ah sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada DF ee magaaladfa Marko.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Galabtay Degaanada Galmudug Dib ug soo Laabtay(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh Oo Farmaajo kala Hadlay Arimo ay ka Mid yihiin Ciidamadii Ku Maqnaa Eriteria iyo Kiiska Ikraan Tahliil(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here