Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Galabtay Degaanada Galmudug Dib ug soo Laabtay(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Galabtay Degaanada Galmudug Dib ug soo Laabtay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb, kadib todobaadyo shaqa ah oo uu ku joogay madaxweynuhu magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, duqa Caasimadda Dhuusamarreeb, masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug.

Sidoo kale saraakiisha kala duwan ee ciidamada qalabka sida iyo qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada Dhusamareb.

Ad
Previous articleUrurka Xamaas oo War Kasoo Saaray Doorashadii Madaxweyne Xasan Shiikh
Next articleMasuulkii Alshabaab u Qaabilsanaa Minooyinka Magaalada Marka Oo ĺasoo Qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here