Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Baladweyne(Sawiro)

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Baladweyne(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii argagixiso ee horaantii bishii hore ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale kormeer iyo indha indheyn ku tagay Madaxtooyadii Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraradaas ay geysteen kooxda khawaarijta ah ee alshabaab.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Xarriga ka jaray Madaxtooyada cusub ee Galmudug (Sawirro)
Next articleTurkiga oo ka jawaabay qarixii Istanbul ee khasaaraha badan dhaliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here