Home Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Sheikh oo la Kulmay dhigiisa kenya

Madaxweyne Xasan Sheikh oo la Kulmay dhigiisa kenya

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Xasan sheikh iyo uhuru kenyaata Ayaa la filayaa inay ka wada hadlaan Arimaha la Xariira Xariirka wadashaqeen ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo Muddo Sanada ah xumaa.

Madaxweynaha Kenya ayaa casuumaad Rasmi ah u fidiyay dhigiisa Soomaaliya waxaana la Qorsheenayaa inay ka wada hadlaan Arimaha qaadka iyo in dib Soomaaliya Loogu iib keeno

 

Ad
Previous articlePuntland oo tallaabo adag qaaday kadib xubnaha Al-Shabaab ee ka baxsaday Xabsiga Gaalkacyo
Next articleMaxaa ku dhacay ninkii qoriga ku qabtay Soomaali ku jirtay McDonald’s, Minnesota?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here