Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Dalka dib ugu soo laabtay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa goor dhaw Dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar Maalmo qaatay uu ku tegay imaaraadka carabta.

Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waxaa Ku Soo dhaweeyay xubna ka Tirsan Labada aqalka ee Baarlamaanka Dalka iyo xubna wasiira ah

Madaxweyne  Xasan Sheikh ayaa imaaraadka Carabta u tahay heshiiska Soomaaliya iyo imaaraadka iyo sidii loo sii xoojin lahaa loona Soo calin lahaa

Muddo Sanada ah iskuma wanaagsaneen Dowladda Soomaaliya iyo imaaraadka, waxaana Laga doorbiday Dowladda qadar

Ad
Previous articleXog: Madaxweyne Xasan Shiikh Maku Guulaysan Doona Inuu Dib u Fasaxo khaadka Kenya?a
Next articleDeg Deg Madaxweyne Xasan oo Laga Helo COVID-19, iyo Madaxtooyada oo Warkaas xaqeejisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here