Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Madaxweyne Sheikh shariif

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Madaxweyne Sheikh shariif

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tacsi ugu tagay hoyga Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, kaddib geeridii hooyadiis.

Gogosha Tacsida ayaa shalay la soo gabagabeeyay, waxaana maalmihii la soo dhaafay hoyga tacsiyeyn u tagay siyaasiyiin, Dhaqanka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheikh ayaa uga tacsiyeeyay Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Xasan Sheikh

Ad
Previous articleMadaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here