Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray (Sawiro)

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray (Sawiro)

0

Madaxweynaha DG Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa isugu yeeray Madaxda Dowlad Gobaleedyada dalka, waxaana looga Hadli doonaa shirkaas wada shaqeynta Dowladda dhaxe iyo Dowlad Gobaleedyada dalka

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda QM
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Madaxweyne Sheikh shariif

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here