Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Safar Deg Deg Ah Ku Gaaray Dalka Sucuudiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Safar Deg Deg Ah Ku Gaaray Dalka Sucuudiga.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo si diiran loogu soo Dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka dalalka Carabta iyo Shiinaha kaas oo looga hadli doono iskaashiga iyo horumarka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa in shirka kadib uu kulan gaar ah la qaato madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo ka qeyb galayo shirka u dhexeeya Shiinaha iyo dalalka Carbeed.

Socdaalka madaxweyne Xasan ee dalkaasi Sucuudiga uu ku gaaray ayaa noqonaya kii 19aad ee dalka uga boxo, isla bishan waxaa la filayaa inuu u duulo Mareykanka oo uu uga qeyb galayo shirka Mareykanka iyo Afrika oo bartamaha bishan loo madlan yahay.

Ad
Previous articleTaliyii NISA ee Gobalka Gedo ahaana Talihiyii Gacanta Ku Haayay Amniga Gedo oo La Dilay
Next articleQOOR QOOR oo ku Wajahan garowe si uu ugu Biiro Osbahaysiga Looga Soo Horjeedo ee Madaxweyne Xasan Shiikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here