Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Wata Gaadiid Dagaal oo Farabadan oo Goordhow Gaaray...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Wata Gaadiid Dagaal oo Farabadan oo Goordhow Gaaray Deegaanka Qaayib.

0

Hogaamiyaha Galmudug qoor qoor ayaa maanta gaaray deeganka Qaayib ee gobalka galgaduud.

Shalay ayay Ahayd Markii uu Qoor Qoor ka Ruqaansaday Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb islmarkaana Gaaray Degmada Baxdo.

Qoor Qoor ayaana Balan Qaaday inuu Bilaabi Doono Howlgal Culus oo Lagula Wareegaayo Degmada Xarardheere iyo Ceelbuur.

Ciidamada Beesha Duduble iyo kuwa Reer Xaaji Saleebaan ayaa Saldhig wayn kuleh Deegaanka Qaayib oo Dhawaan Alshabaab Xoog looga saaray.

Asbuucaan ayaa La filayaa in Dagaal culus Lagu Qaado Alshabaab.

Ad
Previous articleCiidamo Kasoo Goostay Alshabaab oo iskusoo Dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)
Next articleKhaadkii ka imaan jiray Kenya iyo iToobiya oo maantay ku Xiyaran Gudaha Garoonka Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here