Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamo Kasoo Goostay Alshabaab oo iskusoo Dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)

Ciidamo Kasoo Goostay Alshabaab oo iskusoo Dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)

0

Labo dhalinyaro oo kasoo goostay maleeshiyada Alshabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada deeganka ee jooga Qaayib

Dhalinyaradan ayaa sheegtay inay maleeshiyada ula joogen qaab qasab ah isla Markaasna ay Go.aansadeen inay kaso Cararaan.

Labadaan Dhalinyarada ah ayaa iskusoo Dhiibay Ciidamada Deeegaanka Reer Xaaji Saleebaan iyo Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Ku sugan Degaanka Qaayib.

Dhawaan ayay Sidaan oo kale laba askari oo ka Tirsanaa Alshabaab isku soo dhiibeen Ciidmadaan kusugan Deegaanka Qaayib.

Galmudug ayaana Dhawaan Deegaano Badan kasaartay Alshabaab, Xili la Filaayo maalmaha Soosocda in Dagaal culus markale lagu Qaado Alshabaab.

Qoor Qoor ayaana Shalay Gaaray Deegaanka Baxdo wuxuuna Wacad ku maray ilaa Xarardheere laga Qabanaayo inuusan kusoo laaban Doonin Caasimada Galmudug ee Dhuusanareeb.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Durbaba Soo Faragaliyay Weerarkii lagu Qaaday Hotel Villa Rose
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Wata Gaadiid Dagaal oo Farabadan oo Goordhow Gaaray Deegaanka Qaayib.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here