Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS, xubno ka tirsan BFS iyo masuuliyiin kale.

Ujeedka safarka Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ah in uu Muqdisho kaga qeyb gali doono Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee dhax mari doona Dowladda Dhexe iyo Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.

Ad
Previous articleCali Jeyte iyo Saraakiil u Hogaaminaayo oo Gaaray Degaan Dhawaan alshabaab Xoog looga Saaray(Sawiro)
Next articleSaraakiil ka Tirsan XDS oo gaaray Degmada Baxdo ee Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here