Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cali Jeyte iyo Saraakiil u Hogaaminaayo oo Gaaray Degaan Dhawaan alshabaab Xoog...

Cali Jeyte iyo Saraakiil u Hogaaminaayo oo Gaaray Degaan Dhawaan alshabaab Xoog looga Saaray(Sawiro)

0

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Xildhibaano ayaa Maanta Booqday Degaanka Xasan Raqay oo ka Mid ahaa Degaanada Laga Xureeyey Al-shabaab.

Shacabka ku dhaqan degaanka Xasan Raqau ayaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta iyo saraakiisha Ciidanka

Dadka kudhaqan deegaanka xasan raqay ayaa soo dhaweeyay masuuliyiinta iyo saraakiisha waxana ay sheegeen inay kuafarax sanaayeen imaatinkooda ayna garab taagannyihiin ciidmada qalabka side ee somaliya iyi kuwa deegaan ee argagexesada alshabaab dagaalka kula jira.

Ad
Previous articleCiidanka Ukraine oo guulo ka gaaray dagaalka ay kula jiraan Ruushka (Sawirro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here