Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor qoor oo La kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

Madaxweyne Qoor qoor oo La kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya. Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo xiriirka dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Galmudug.

Sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaalada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Maalmihii dambe waday Sare u qaadista Shirarka Siyaasadeed waxuuna si gaar gaar ah ula shirayay Madaxdii Hore ee dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka ee Fadhigoodu yahay Muqdisho

Ad
Previous articleMusharax C/raxmaan C shakuur ” Ciidamada waxaa Lagu Kala wadaa kala qeybin
Next articleDeg Deg Midowga Madal cusub oo Muqdisho Looga dhawaaqay iyo Cabdi xaashi oo Gudoomiye laga dhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here