Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la Qaatay Raysulwasaare Rooble iyo Waxa ay...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la Qaatay Raysulwasaare Rooble iyo Waxa ay kawada Hadleen(Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug.

Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ay wada qaateen kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka Taas oo Galmudug si Dardar leh uga Socota Dhawaan ayaana la Gilayaa in 8 Kursi lagu Doorto Dhuusamareeb.

 

 

Sidoo kale Waxa ay kawada Hadleen gurmadka abaaraha Taas oo Faraba,an ku haysa Degaanada Galmudug iyo la dagaallanka argagixisada Alshabaab.

Ad
Previous articleCali Guudlaawe oo Amar Siiyay Ciidamada AMISOM ee Baladweyne jooga(Sawiro)
Next articleGudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Gaaray Magaalada Baraawe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here