Home Wararka Maanta Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Gaaray Magaalada Baraawe

Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Gaaray Magaalada Baraawe

0

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban Mudane Maxamed Ibrahim Barre ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Baraawe ee Dowlad Goboleedka Konfurgalbeed.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 3 xubnood ayaa goobjoog waxay ka noqon doonaan doorashada Golaha Shacabka BFS ee ka dhici doonta Magaalada Baraawe.

Mas’uuliyiinta Guddiga ayaa sheegeen in Guddigu uu marwalba diyaar u yahay ka garnaqida Khilaafaadka Doorashada Dadban ee golaha shacabka BFS.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la Qaatay Raysulwasaare Rooble iyo Waxa ay kawada Hadleen(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gudoomy Mudane Larry André(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here