Home Wararka Somaliya Madaxweyne ku Xigeenka galmudug oo Maanta Lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (SAWIRO)

Madaxweyne ku Xigeenka galmudug oo Maanta Lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (SAWIRO)

0

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo Safar shaqo oga maqnaa Caasimada Galmudug ee dhuusamareb ayaa maanta soo gaaray Caasimada Galmudug ee dhuusamareb.

waxaa garoonka Diuaaradaha  kusoo dhaweyay  Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr maxamed Nuur Gacal Golaha wasiiradda Xildhibaanada maamulka Caasimada iyo Bulshada qebaheda Kala Duban.

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Maalmihii  la soo dhaafay Ka maqnaa Deegaanada Galmudug ayaa u mahadcaliyay dadkii soo dhaweynta usameeyay.

Ad
Previous articleDeg Deg Midowga Madal cusub oo Muqdisho Looga dhawaaqay iyo Cabdi xaashi oo Gudoomiye laga dhigay
Next articleDowladda Soomaaliya oo Faah Faahisay Shirka guddiga Farsamada ee Maanta Furmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here