Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug oo daahfuray Shatiyada Gaadiidka Dhulka Galmudug.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug oo daahfuray Shatiyada Gaadiidka Dhulka Galmudug.

0
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xarunta Madaxtooyada Galmudug ku daahfuray Shatiyada Gaadiidka Dhulka Galmudug.
Daahfurkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Xilibaano, maamulka caasimada, iskaashatada gaadiidka Galmudug iyo waliba Rugta Ganacsiga Galmudug.
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug ayaa soo bandhigtay buugga iyo Taargada cusub ee Gaadiidka Dhulka Galmudug iyo sharciyadda Gaadiidka dhulka Galmudug.
Ugu dambeyn madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo munaasabadda soo xiray ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya Gaadiidka Galmudug ay isticmaali doonaan Taagada Cusub ee Galmudug.
Ad
Previous articleSomali President Farmaajo Attempts a Silent Coup
Next articleWar deg deg Ah: General Nuur Galaal oo la Xaqiijiyay in uu ku dhigtay Weerarkii Hotel Afriik

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here