Home Wararka Somaliya Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho ka degay

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Muqdisho ka degay

0

Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa hadda gaaray Muqdisho si uu ug qeyb galo Shirka Maamul Goboleedyada iyo Dowladda Federalka Somaliya.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya iyo siyaasiin.

Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu ka qeyb galo Shir dhawaan ka dhacay Muqdisho gaar ahaan Xerada Xalane ee AMISOM, waana shir ay garwadeen ka tahay Beesha Caalamka.

 

Madacweynaha Puntland Saciid Cabdullahi dani ayaa asna la filayaa inuu Muqdisho soo gaaro

Ad
Previous articleTareen ay Saarnaayeen 60 Qof oo Bas kula dhacay Xaafada Hisingen ee Göteborg
Next articleSawiro:- Wafdi Galmudug ah oo booqday Dhismaha Dekada Hobyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here