Home Wararka Maanta Madaxweynaha Dalka oo ka hadlay xuska 26 juun

Madaxweynaha Dalka oo ka hadlay xuska 26 juun

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Munaaabada 26 juun oo Caawa si weyn Looga xusay Soomaaliya

Qoraal ka soobaxay Madaxweyne Xasan sheikh ayaa lagu yiri ”

Waxaan hambalyada xuska sannad guurada 62-aad ee maalinta xoriyadda 26 Juun u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku suganyihiin.

Waxaan ku boorrinayaa shacabka Soomaaliyeed inaan si wadajir ah ugu istaagno dadkeenna la tacaalaya duruufaha nololeed ee ka dhashay saameynta abaaraha.

Ad
Previous articleDiyaaradaha Ruushka oo markii ugu horreysay Ukraine kasoo weeraray dal kale
Next articleRa’isul Wasaaraha cusub oo ka Qeyb-galay xuska 26 June, kana hadlay Arima Muhiim ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here