Home Wararka Somaliya Madaxdii Hore ee dalka oo Tegay Guriga Madaxweyne Cali Mahdi (SAWIRO)

Madaxdii Hore ee dalka oo Tegay Guriga Madaxweyne Cali Mahdi (SAWIRO)

0

Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif sh Axmed iyo Hassan Sheikh Mohamud iyo xubno kale oo la socdey ayaa tacsi qaran ugu tagay qoyska Madaxweynihii hore ee dalka Allaha u naxariistii Marxuum Cali Mahdi Maxamed.

Madaxda ayaa ka qeyb-galay  kulan looga tashanayay aaska Marxuumka waxaana Goobta Tashiga ku sugnaa dhaqanka beesha Mudullood iyo siyaasiyiin kale.

Ugaaska iyo imaamka iyo sidoo kale Siyaasiin ka Tirsan Mudulood ayaa ku sugnaa Guriga Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo shalay geeriyooday.

 

Ad
Previous articleKulan Looga arinsanayay Baahiya Biya La’aanta iyo Nadaafada oo ka dhacay dhuusamareeb (SAWIRO)
Next articleWaasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo WHO oo Deeq Caafimaad gaarsiiyay Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here