Home Wararka Maanta Kulan Looga arinsanayay Baahiya Biya La’aanta iyo Nadaafada oo ka dhacay dhuusamareeb...

Kulan Looga arinsanayay Baahiya Biya La’aanta iyo Nadaafada oo ka dhacay dhuusamareeb (SAWIRO)

0

Kulankaan oo ah mid lagu eegayo Deeqaha la xiriira Biyaha iyo nadaafada ee Galmudug hesho ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga furmay Wasaaraddaha qaar iyo hey’addaha Caalamiga ah.

iyadoo Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Galmudug oo Kulankan soo qaban qaabisey ay goobta ku soo bandhigtay baahiyaha jira ee ku saleysan biyo-yarida iyo kaalmada lagama maarmaanka ah si loo helo biyo ku filan bulshada Galmudug oo meelo badan aan ku heli karin biyo nadiif ah.

Waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug waxaana dadkii ka qeyb galay ay ku dheeraadeen Muhiimada ay Bulshada u leeyihiin In laga hadlo Baahiya biya yarida ee ka jira Galmudug

Ad
Previous articleSawiro:- Shir lagu Heshiisiinayo Beelaha Cayr Iyo Saleebaan oo ka furmay Caasimada Dhuusomareeb
Next articleMadaxdii Hore ee dalka oo Tegay Guriga Madaxweyne Cali Mahdi (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here