Home Wararka Somaliya Madaxda galmudug iyo Konfur galbeed oo Muqdisho ku kulmay

Madaxda galmudug iyo Konfur galbeed oo Muqdisho ku kulmay

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo Booqasho ugu yimid.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xaalada dalka arrimo doorashooyinka sidii loo daradar gelin lahaa iyo sidii wadashaqeyn u dhexmari laheyd Maamulada Galmudug & Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Galmudug booqashda uu ugu yimid.

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada eek u sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay yeelan doonaan kulamo doceedyo looga hadlayo xaalada dalka gar ahaan arrimaha doorashooyinka.

Ad
Previous articleWar deg deg Ah: Xoogaga TPLF oo ciidamada Itoobiya kala wareegay Magaalada Makelle
Next articleShirka Golaha Wadatashiga oo galay Maalintii labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here