Home Wararka Somaliya Maamul Goboleed Soo Saaray Jadwalka 5kursi oo Cusub

Maamul Goboleed Soo Saaray Jadwalka 5kursi oo Cusub

0

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada shan kamid ah kuraasta gollaha shacabka oo la filayo in dhawaan lagu doorto magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed.

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in diiwaangelinta musharaxiinta kuraastan iyo shaacinta guddiga soo xulaya ergada la shaacin doono beri oo Isniin ah halka doorashada dhaceyso 30-ka bisdhan.

Ad
Previous articleSiyaasiga C/raxmaan C Shakuur oo war ka Soo saaray Dhalinyaradii Eleteriya
Next articleSiciid Deni oo la Kulmay Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Xili eed Kulul Loo Jeediyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here