Home Wararka Somaliya Galmudug Laba Maleeshiyo Beeleed oo Dagaal Culus ku Dhexmaray Gobalka Mudug

Laba Maleeshiyo Beeleed oo Dagaal Culus ku Dhexmaray Gobalka Mudug

0

Dagaal Khasaare geystay Ayaa lagu soo waramaya in Uu Maanta ka dhacey Degaanka Gal-gala Ee Galbeedka Gobolka Mudug,

Maleeshiyaad ka soo Kala jeedda Beelah Sacad iyo mareexan ayaa ku dagaalamey halkaasi
Waxaana Labada dhinac soo kala gaaray Khasare isagu jira dhimasho, & dhaawac,
Labada dhinac ayaa isku haaya Dhul Daaqsimeed dhulka Miyiga ah Ee Galbeedka Mudug,

Dadka degaanka ayaa ku waramaya in Hada Xaaladu dagan tahay Balse Laga Cabsi qabo in mar kale Dagaal dhaco Madaama Kooxdi soo duushay Ay tiro Meydad ah ay gobta oga Carareen.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo goordhaw ka dhacay gudaha xarunta Degmada Dayniile
Next articleSoomaaliya oo la wareegtay Shir Guddoonka Golaha Midowga Dhaqaalaha Dalalka Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here