Home Wararka Caalamka Guddiga doorashada Kenya oo laba garab u kala qeybsamay

Guddiga doorashada Kenya oo laba garab u kala qeybsamay

0

Guddiga doorashada iyo xuduudaha ee Kenya, ayaa laba garab u kala qeybsamay, iyadoo la sugayey in lagu dhawaaqo natiijada kama danbeysta ah ee doorashadii guud ee ka dhacday dalka Kenya.

Waxaa la sugayey ku dhawaaqista natiijada illaa iyo 03:00 galabnimo ee maanta.

Sida uu qabo sharciga Kenya, natiijada waa in lagu dhawaaqaa 16ka Ogosto

 

 

Ad
Previous articleP.M Xamse oo Go’aan Culus ka Gaaray Murankii Ka Taagnaa Cida Maamulaysa Gargaar Dowlada Imaaraadku Soo Gaarsiisay Soomaaliya(Sawiro)
Next articleWasiirka Amniga Soomaaliya oo Maanta La Kulmay Saraakiisha Boliiska (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here