Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfurgalbeed oo noqoday maamulki ugu Horeeyey ee Doorashada Degamadii labaad Shaaciyay Soona...

Koonfurgalbeed oo noqoday maamulki ugu Horeeyey ee Doorashada Degamadii labaad Shaaciyay Soona afjaray Hal Dooeasho Deegaan

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyay doorashada 13 kursi oo dhawaan lagu qabanayo magaalada Baraawe oo ah caasimadda magac u yaalka ee Koonfur Galbeed.

Koonfur Galbeed ayaana noqotay maamulkii ugu horeeyay ee shaaciya doorasho lagu qabanayo meel ka baxsan magaalooyinka xarunta u ah kuna shaqeeyaan dowlad goboleedyada dalka.

Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa horey ugu heshiiyay in doorashada gollaha shacabka lagu qabto min labo magaalo , waxaana jira maamulada qaar oo ka caga jiidaya in doorashada ku qabtaan min labo magaalo.

Ad
Previous articleHirshabeele oo Markii ugu Horaysay Cadaysay Mowqifkeeda Ciidamadii lagaeeyey Baladweyne
Next articleAqriso Magacyada Dadka Ku Fadhiyay 13 kursi ee Baraawe lagu Dooran Doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here