Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Aqriso Magacyada Dadka Ku Fadhiyay 13 kursi ee Baraawe lagu Dooran Doono

Aqriso Magacyada Dadka Ku Fadhiyay 13 kursi ee Baraawe lagu Dooran Doono

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyay qabashada doorashada 13-kursi oo kamid noqonaya gollaha shacabka, kuwaa oo lagu dooranayo magaalada Baraawe.

Kuraasta lagu dooranayo magaalada Baraawe ayaa waxaa ku jira kuwa ay ku fadhiyaan siyaasiyiin caan ah oo qaarkood Baarlamaanka Soomaaliya kusoo jireen sanado iyo ka badan.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaana noqonaya maamulkii ugu horeeyay ee shaaca ka qaada in doorashada golaha shacabka ku qabanaan magaalo labaad sidii horey loogu heshiiyay oo aheyd min labo magaalo in ay ka dhacaan doorashada gollaha shacabka.

Halkan ka akhriso magacyada xubnaha ku fadhiya kuraasta Baraawe lagu dooranayo

HOP#016: Aamina Sheekh Cismaan.

HOP#044: Safiyo Xasan Nuur.

HOP#155: Jawaahir Cadaawe Cabdi.

HOP#150: Xasan Cismaan Xuseen (Qoryooley).

HOP#151: Xuseen Cali Cabdalla.

HOP#152: Cabdullaahi Cumar Abshir.

HOP#153: AHUN Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Cali.

HOP#160: Nuur Siidow Baaba.

HOP#161: Sayid Cali Cabdulqaadir Macalim.

HOP#250: Maxamed Siciid Cabdullaahi.

HOP#080: Maxamed Cumar Dalxa.

HOP#165: Saalim Caliyow Ibrow.

HOP#173: Cismaan Xaaji Cali.

Ad
Previous articleKoonfurgalbeed oo noqoday maamulki ugu Horeeyey ee Doorashada Degamadii labaad Shaaciyay Soona afjaray Hal Dooeasho Deegaan
Next articleCiidamada Galmudug ee ku sugan jiidaha Hore ee Dagaalka oo la Gaarsiiyay Deeq xili ay Dhawaan alshabaab ka Sareen Deegaano Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here