Home Wararka Caalamka Khilaaf iyo Loolan Awood oo u dhaxeeya Kooxaha Gangiska ee Xaafada Södertälje...

Khilaaf iyo Loolan Awood oo u dhaxeeya Kooxaha Gangiska ee Xaafada Södertälje ee Sweden

0

Södertälje ayaa todobaadkii la soo dhaafay waxaa ka dhacay afar toogasho, taasoo sababtay dhimashada laba qof iyo walaaca bulshada ku dhaqan xaafadda.

Diamant Salihu oo ah wariyaha danbiyada ee TV-ga Sweden ayaa aaminsan in toogashada dhawaan dhacday ay sabab u tahay dhalinyarada oo loolan adag ugu jira cida la wareegi doonta suuqa maandooriyaha ee deegaanka.

Dhacdadii toogashada ah ee dhawaan dhacday ayaa Sweden u horseeday iskoor cusub, waxaana sanadkan Sweden ka dhacay 50 toogasho. Gobolka ayaa hadda jira Dadaal dheeri ah oo lagula dagaalamayo dambiyada.

waxaana hadda dhalinyarada dambiilayaasha ah ay ku dagaalamayaan cidda xukunka la wareegi doonta, taasoo sababtay in toogashooyin badan la is weydaarsado, ayuu yiri Salihu.

Inkasta oo boolisku ay horumar ka sameeyeen in muddo ah la dagaallanka dambiyada abaabulan ee Södertälje, Salihu ayaa arkaya dhibaato asaasi ah oo ay leeyihiin dembiilayaasha ku soo dhex dhuunta xarumaha rayidka. “Tani waxay abuurtay xaalad adag.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Dambeeyay qaraxyadii Baledweyne iyo Khasaaraha oo sii kordhay
Next articleQarax Saddexaad oo xoog badan oo goordhaw ka dhacay magaalada Baledweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here