Home Wararka Somaliya Jubbaland JUBALAND oo Shaacisay kuraas Dhawaan lagu Qaban Doono Ceel Waaq

JUBALAND oo Shaacisay kuraas Dhawaan lagu Qaban Doono Ceel Waaq

0

Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey Guddiga Xulista Ergada kuraasta kala ah; HoP078, HoP091, HoP087, HoP065, HoP117, HoP#119, HoP100. Waxaana la qabanayaa doorashadooda dhawaan.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa sidoo kale sheegay iney dib ka shaacin doonaan Jadwalka qabashada doorashada kuraastaas.

Kuraastan oo ka mid ah 16kii kursi ee laga soo wareejiyey Garbahaarey ayaa lagu qabanayaa deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Ceelwaaq.

HOOS KA AKHRISO HABRAACA TODOBADA KURSI

Ad
Previous articleDeg Deg: axmed Karaash oo Ku Dhawaaqay inuu Yahay Madaxweynaha Puntland
Next articleAlshabaab oo xeelad Layaab leh Ku Qarxiyay Askar Ku Sugnayd Bar Koontarool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here