Home Wararka Maanta Isbadal Wayn oo La Filaayo inuu Dhaco Maantay Xili Golaha Wasiirada Shir...

Isbadal Wayn oo La Filaayo inuu Dhaco Maantay Xili Golaha Wasiirada Shir Yeelanayaan(Xog)

0

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta yeelan doono kulankooda 2-aad tan iyo markii la dhisay, waxaana shirkaan la filayaa in maanta lagu magacaabo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo taliyaasha ciidamada.

Xogo hordhac ah ayaa sheegaya in maanta uu dhici doono isbadal wayn oo dhinaca ciidanka iyo maamulka gobalka Banaadir ah, kaasoo in muddo ah la sugayay.

Amniga Gobalka Banaadir ayaa Faraha Kasii Baxaayay Tan iyo Isbadalkii Doorashada Soomaaliya.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo WARSAXAAFADEED ka Soo saartay roobabka iyo abaaraha
Next articleTPLF oo sheegtay in afar jiho ay ka soo weerareen ciidamada Eritrea iyo kuwa Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here