Home Wararka Maanta Inta Badan Madaxda Maamul Gobokeedyada oo Maantay Soo Gaaray Muqdisho+Ujeedka

Inta Badan Madaxda Maamul Gobokeedyada oo Maantay Soo Gaaray Muqdisho+Ujeedka

0

UPDATE: Madaxda Maamul goboleedyadda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku wajahan, si ay uga qeyb galaan shirka DFS iyo dowlad goboleedyadda ee Ajandihiisa uu yahay ka wada shaqeynta Ciribtirka Shabaabka oo gabbalkooda uu sii dhacayo.

Lafta Gareen ayaana Xamar tagay, Deni Galabta ayuu ku wajahan Muqdisho, QoorQoor qudhiisu Xamar ayuu isaga nool yahay, Axmed Madoobe-na Masuuliyiinta la sugayo ayuu qeyb ka yahay.

Hardanka siyaasadda iyo kulankaas qabsoomaya waxaa ku lammaanan in dib u eegis lagu sameeyo qaab qeybsiga wadaaga Kheyraadka dalka, sida aan ka soo xigannay qaban qaabiyaadha shirka.

 

Ad
Previous articleTelefashinka NRK ee Norway oo joojiyay Dood uu ka qaban lahaa Xijaabka
Next articleSargaal loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiye Degmo oo katirsan G/Banaadir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here