Home Wararka Somaliya Somaliland Howlwadeenadii Cisbitaalka magaalada Qardho oo Shaqa Joojin sameeyey iyo Sababta oo la...

Howlwadeenadii Cisbitaalka magaalada Qardho oo Shaqa Joojin sameeyey iyo Sababta oo la shaaciyay(Sawiro)

0

Waxaa saaka shaqo joojin sameeyey howlwadeenadii Cisbitaalka magaalada Qardho oo ka cabanaya sida aysan raali uga aheyn in dib shaqada loogu soo celiyo Agaasimihii Cisbitaalka Jaamac Ildab.

Kaas oo Wasaaradda Caafimaadku shaqada uga joojisay eedo musuq iyo wada shaqayn la’aan shaqaalaha ah , balse waxaa shalay dib shaqada loogu celiyey amar Madaxweyne sidaan xogta ku heyno .

Shaqaalaha ayaa banaanka cisbitaalka ku sameeyey banaan bax iyagoona shaqada joojiyey waxaana ay soo qaateen boorar lagu xardhay (Madaxweyne Cisbitaalka Qardho iyo Qalabkiisuba badbaaday kaa rabaan )

Ad
Previous articleDuuliye ku goodiyay inuu diyaarad ku dhufan doono dukaanka Walmart 
Next articleDagaal Culus oo ka Qarxay Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here