Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dagaal Culus oo ka Qarxay Hiiraan

Dagaal Culus oo ka Qarxay Hiiraan

0

Ciidamada Macawisleyada ayaa Saakay weerar ku Qaaday Degaanka Geed-weyne oo u dhaxeyo Degmada jalalqasi iyo Degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan,

Wararka Ayaa Sheegay inu halkaas Dagaal kooban AS iyo kooxada Macawisleyada ku dhaxmaray Waxaana La Soo Wariyay khasaara Dagaalka kadhashay.

Weerarka Macawisleyada ee Nawaaxiga Degmada jalalqasi ayaa imaaneyso Xili inta badan Gobolka Hiiraan Ciidanka Degaanka aay is Abaabul Ka dhan AS ka bilaabeen,

Ad
Previous articleHowlwadeenadii Cisbitaalka magaalada Qardho oo Shaqa Joojin sameeyey iyo Sababta oo la shaaciyay(Sawiro)
Next articleATMIS oo ku dhowaaqday GO’AAN culus, kaddib weerarkii Al-Shabaab ee Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here