Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hirshabeele oo Markale Hakisay Kuraas Xalay ay Shaacisay iyo Khilaad Xoogan oo...

Hirshabeele oo Markale Hakisay Kuraas Xalay ay Shaacisay iyo Khilaad Xoogan oo ka Taagan Baladweyne

0

Gudiga doorashooyinka Hir-Shabeelle oo hakiyay guddiga xulista Ergada laba Kursi.

Kadib cabasho ka timid odayaasha dhaqanka Iyo Murashixiinta kuraasta HOP#010 & HOP#066, Guddiga Doorashada Hirshabelle (SEIT) waxa uu hakiyay Guddiga Xulista Erdada ee la diiwaangeliyay si looga jawaaabo Cabashadii ka timid GXE ee la shaaciyay.

Guddiga Doorashada Hirshabelle (SEIT) waxa uu Murashixiinta kuraasta Kor ku xusan iyo Umada Somaliyeed la wadaagi doonaa Magacyada Guddiga Xulista Ergada si Rasmiga ah marka la xaliyo cabahadaas.

Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo War Kasoo saartay Doorashada Soomaaliya
Next articleAlshabaab oo weerar Dhimasho iyo Dhaawac gaystay Ku Qaaday Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here