Home Wararka Caalamka Hay’ada CSN oo bilowday Mushaharka Deeqaha Waxbarasho Qaarkood Dalka Sweden

Hay’ada CSN oo bilowday Mushaharka Deeqaha Waxbarasho Qaarkood Dalka Sweden

0

Hay’ada Waxbarashada Sweden ee qaabilsan Dhanka Dhaqaalaha ayaa kordhisay Boqolkiiba 80 Dadka Codsanaya Waxbarashada Qaar.

Kordhinta iyo Helitaanka Deeqda Waxbarasho ayaa loogu tala galay Dadka Qaarkood ee buuxiyay Sharuudaha.

Qofka Doonaya in uu Waxbarashada Sii wato kadib mudo uu shaqeeyay iyo Qofka Doonaya in uu Xirfadii uu bartay iska badalo ayaa ah dadka helaya Deeqda Waxbarasho oo ah Boqolkiiba 80,

Dhoor Sharuud ayaa ah inaad buuxiso waxana kamid ah inaad u dhaxeyso 27 sano ilaa 62 sano jir.

inaad soo shaqeysa Sideed kamid ah 12 sano ee lasoo dhaafay inay Sharuudo kale Tasuuel hadii aad ka yartahay 40 sano Waxbaraso waa inaysan ka badnaa 80 toddobaad.

Hadii aad dooneyso Macluumaad kale si Fudud u booqo qeyta ama Boga CSN ee Dowlada Sweden

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh Oo Kusii Jeeda Magaalada Boosaaso Ee Puntland(Xog)
Next articleDowlada Soomaaliya oo shaacisay geerida hogaamiye Hobalka Banaadir ee Al-shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here