Dowlada Soomaaliya oo shaacisay geerida hogaamiye Hobalka Banaadir ee Al-shabaab

Dowlada Somalia ayaa sheegtay inuu geeriyooday hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab kaasoo bil ka hor ku dhaawacmay howlgal bil ka hor ciidamada DF ka fuliyeen degaano ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho.

Maxamed Xassan Cumar (Abu Cabduraxmaan) oo ahaa Gudoomiyaha Al-Shabaab ugu magacownaa gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday degmada Jilib ee gobolka Ju

bada dhexe oo lagu daweynayey sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Somalia.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDEKA OO DHAMEYSTIRAN: