Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la ogaaday Shaqsiga loo wado

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la ogaaday Shaqsiga loo wado

0

Xog aan helay caawa ayaa sheegaya in Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir Loo wado Gudoomiyihii Hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan caddoow

Ilo wareedyo kala duwan Ayaa caawa noo xaqeejiyay in Xildhibaano ka Tirsan Mudullood ay Madaxweyne Xasan Sheikh u gudbiyeen inuu Magacaabo Axmed Xasan Caddoow (Axmed Daaci)

Axmed Daaci ayaa ka mid ahaa shaqsiyaadkii ka soo horjeeday nidaamkii farmaajo waxaana Hada Madaxweyne Xasan Sheikh uu aqbaly in la siiyo Gudoomiyaha Gobalka Banaadir.

Cumar finish ayaa xalay Sheegay in xilka Laga qaadayo oo uusan xafiiska sii Joogi doonin

 

Ad
Previous articleWasiirada Dowlad Gobaleedyada oo Muqdisho uga qeyb-galay shir Muhiim ah
Next articleGudoomiye Sheikh Aadan Madoobe iyo MD Sheikh Shariif oo kulmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here