Home Wararka Maanta Gudiga Doorashooyinka Jubaland oo Shaaciyay Xiliga Laqabaanyo Doorashada Ugu Horaysa ee Golaha...

Gudiga Doorashooyinka Jubaland oo Shaaciyay Xiliga Laqabaanyo Doorashada Ugu Horaysa ee Golaha Shacabka

0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo ka mid ah 14-kii kursi oo lagu dhawaaqay dhawaan.

Guddiga doorashada ayaa soo bandhigey habraaca qabashada lixdan kursi iyadoo doorashadooduna ay dhacayso taariqdu marka ay tahay 23/01/2022 oo ku beegan maalinta Axada ee soo socota.

Lixda kursi ee la shaaciyay jadwalka doorashadooda ayaa waxaa hore ugu fadhiyay.

HOP 028 Cabdulaahi Maxamed Aadan”Shaacir”
HOP 093 Sheekh Nuur Maxamed Xasan
HOP 107 Xaawo Maxamed Aadan
HOP 111 Maxamed Nuur Iftiin”Shambara”
HOP 114 Cabdulqaadir Maxamed Cusmaan
HOP 120 Cabdulqaadir Sh.Cali Ibraahin Baqdadi.

Halkan Hoose ka akhriso jadwalka doorashada lixda kursi.

Ad
Previous articleWasiiro Cusub ka mid noqon Doona puntland oo la Dhaariyay
Next articleDoorashadii Ugu Horaysay oo Maantay Dhacaysa Tan iyo Shirkii Golaha Wadatashi Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here